Madaxwayne Cagjar oo lagu soo dhoweeyey caasimada Degaanka Oromada (Daawo Sawirro)

Madaxwaynaha dowlada degaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) iyo waftigii uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Adama caasimada degaanka Oromiya ee dalka Itoobiya. Waxaa si wayn ugu soo dhaweeyey halkaas masuuliyiinta sare ee deegaanka Oromada oo uu horkacayo Madaxwaynaha deegaanka Oromiya Shimallis Abdisaa. Cagjar iyo wafdigiisa ayaa magalada Adama maalinta beri ah kaga qayb galaya … Continue reading Madaxwayne Cagjar oo lagu soo dhoweeyey caasimada Degaanka Oromada (Daawo Sawirro)